berberatoday.com
Mid Kamida Majaajileysteyaashii Ugu Caansanaa Somalida Oo Hargeysa Ku Geeryoodey
December 18, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Alleh Ha u naxariistee waxaa caawa magaalada Hargeysa ku geeriyoodey Majaajileystihii Caanka aha ee Xuseen Xirsi Cabdi oo lagu naanaysi jiray(Boon Xirsi)

Image may contain: 1 person

Marxuumka ayaa waxaa uu ku geeriyoodey aqalkiisa oo ku yaala magaalada Hargeysa waxaana Warbaahinta uxaqiijiyey geeridiisa qaar ka mid ah ehelada Marxuumka iyaga oo sidoo kale sheegay in aanu jirin wax xanuun ah oo hayey wakhti xaadirkan .

 

Majaajileyste Boon Xirsi ayaa waxaa uu ka mid ahaa majaajileytayaashii caanka ka ahaa deeganada Somalida oo dhan waxaana mudooyinkii ugu danbeeyey ku noola caasimada Somaliland oo hoggiisu kuyaalo ama uu daganaa.

Marxuum Boon Xirsi ayaa la sheegay in uu wax ubad ah dhalay hal Wiil isla markaana uu ku dhintay wiilkaasi dagaalkii faqashta ee Somaliland ka dhacay 1988  , waxaaana uu boon  lahaa xaas

Boon Xirsi ayaa waayadan danbe ka gaabiyay ka qeyb qadashada fanka iyo jilista riwaayadaha kadib markii uu indha beelay waxaana la sheegay inay indhaha ka riday bahasha sigaarka lagu shito ee layidhaa Leetarta ama Qaraxada oo ku qaraxday mudo hada laga joogo tobeeneeyo sano.

Hadaanu nahay Bahda shabakada wararka ee Berberatoday.com waxa aanu ilaahay uga baryaynaa marxuumka geeriyooday inuu janooyinkiisa naciimka ah ugu deeqo danbigiisana dhaafo ehelkiisii iyo Bahda fanka ee uu kabaxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews