berberatoday.com
Qormo Ka Hadlaysa Keliyo Xanuunka Iyo Xogg Koobsanaysa “Kidney Failure” W/Q Nim’aan Adaani Husein Q1aad
December 18, 2016 - Written by Berbera Today

Keliyaha  Waxa joojiya dhaawaca soo gaadha  ama Xanuun iyo  caabuq Keliyaha oo shaqadoodi joojiya isla markaan gabba shaqadoodi maalinlah  ahayd ee ayy ku safaynayeen jireen Dhiiga,waxa loo Qeybiyaa xanuunka Kaliyah Haleela EE joojiya laba Qeybood Mid waa mid Deg-Deg ah ‘’acute kidney injury ‘’ mid ka kalen waa mid soo jiitama  ‘’chronic kidney disease’’.

Nimcaan Cadaani.jpgv  Maxaa keeni karaa Keliyah oo istaag ma keliyo xanuuska ‘’Causes of renal failure’’

Ilaa hadda khubarda caafimadu waxay ku tilmaamaan Qodabo dhowr ah hawgu horeeyan Fuuqbaxa     ‘’dehydration’’ ama jidhka Qofka bini admaga ah oo Lumiya xadi biyo ah Waddno xanuun iyo dawooyinka Qaar oo jidha Qofka bini admiga ah uu isticmaalayo Dawo  ahaan laakin se

saameyn Tabann ama ‘’ Side Efffect of Drugs’’ Taasi oo waxay noqon kartaa Keliyah oo istaaga ,Dhanka kale waxayabah kale ee keena waxa ka mid ah Dhegaxaan’’ kidney stones’’  ku sameysma Keliyaha oo Sabab Ugu Danbeytii iney istaagan Keliyuhu

v  Astaamaha lagu Garto Kelyo Xanuunka   iyo Daaweytooda  ‘’Symptoms and diagnosis’’

Marka ama kolka kelidu ku guul dareysto innay ka safeyso dhiiga Waxyaabah Qashinka ah waxay ku Ururyaan jidhka bini admiga.

Kiriaatanin ‘’ Creatinine’’ waa maado uu jidhku soo saaro gaar ahaan Beerku waxan lagu sifeeya Keliyah.

Hadii Keliyuhu Soo daayan si xad dhaafa ah madadan dhiig Gudahiisa waxay Tilmaamaysa in Kelyahu aanay caafimad Qabin.

Waxayabah kale ee Tilmaam Caafimad Qab la’aanta kelyah waxa ka mid ah iyagoo sii daaya ama aan kala sifeynin isla markaa aan Xadidin Xadiga dhiiga ku jra ee Booratiinka ah Asiidhiska iyo mineraliska jidhka Gudahiisa.

Daweynta New Treatment for Kidney Failure Other

Waxa jira noocyo farro badan oo loo daweyn karro marka ayy keliyuhu istaagan ama xanuusanyihiin ee ayy uu dhowyihiin in ayy Hawl gabaan, Waxa ka mid ah in kelida Idil ahanteedb la bedalo ‘’kidney transplant’’ ama iyada  oo maydhis ama dhaqis ama nadiifin lagu sameeyo

Maydhis ama dheqis ‘’Dialysis’’

Waa hab iyo hanaan dhiiga lagag sifeyno wixii ku jira ee Wasakh ah isla markaan waxa la isticmaalay Mishin safeynay dhiigii.

Bedelis ama Xubin Gedis  ‘’Kidney transplant’’

in laga bedalo xubintii kelida gebi ahanteed Qofkii bukay ama laga saaro iyadoo loogu soo bedalyo xubin Keli kale oo caafimad Qabtaa

Qalinkii: Nim’aan Adaani Hussein

Bachelor science of public health

Cadaani123@gmail.com

Tell 252-63-4174513

Hargiesa Somaliland

La soco Qeybah Xiga

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews