berberatoday.com
Trump Oo Danjire Ka Dhigay Nin Taageersan Haysashada Dhulka Falastiiniyiinta
December 18, 2016 - Written by Berbera Today

david-friedman

Washington(Berberatoday.com)-Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka, Donald Trump, ayaa u magacaabay David Friedman inuu noqdo safiirkiisa Israa’iil.

Friedman oo ah qareen 57 sano jir ah, ayaa Trump kala talinyay arrimaha Israa’iil intii uu ku guda jiray ololaha doorashada.

War qoraal ah oo uu soo saaray Donald Trump ayuu ku sheegay in aqoonta uu Friedman u leehay gobolka ay muhiim u tahay xoojinta xiriirka Mareykanka iyo Israa’iil.

Friedman ayaa sheegay inuu daneynaya inuu ka shaqeeya “safaaradda Mareykanka ee caasimadda Israa’iil ee Qudus”. Tallaabadaasi ayaa ka careysiin doonta Falastiiniyiinta oo bariga Qudus u arko inay tahay dhul ay iyagu leeyihiin.

Qarammada Midoobay uma aqoonsano Qudus inay tahay caasimadda Israa’iil, safaaradda Mareykanka-na waxaa sanado badan xarun u ahayd Tel Aviv.

Balse Trump ayaa ballan qaaday intii uu ololaha ku jiray inuu caasimadda Mareykanka uu u wareejin doono Qudus.

Ra’iisal Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu oo aan xiriir wanaagsan la lahayn madaxweyne Obama ayaa soo dhaweeyay doorashada Trump.

 

 

 

Xigasho: BBC

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews