Xukuumada Somaliland Oo Ku Hanjabtay In Ay Xabsiga Dhigi Laheyd Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Ciro Hadii Aanu Xilkaas Golaha Wakiilada Haynin Iyo Sababta”Daawo Warbixin Muuqal Ah
December 18, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay ku hanjabtey in ay xabsiga
dhigi laheyd Musharax Cabdiraxmaan Ciro hadii aanu aheyn gudoomiyaha Golaha wakiilada .

Hadalkan ayaa waxaa uu ka soo yeedhay wasiirul dawlaha wasaarada arimaha dibada Somaliland Prof. Maxamed Mixile boqore oo maanta wareysi siiyey telefishanka Star Tv .