berberatoday.com
Xukuumada Somaliland Oo Ku Hanjabtay In Ay Xabsiga Dhigi Laheyd Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Ciro Hadii Aanu Xilkaas Golaha Wakiilada Haynin Iyo Sababta”Daawo Warbixin Muuqal Ah
December 18, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay ku hanjabtey in ay xabsiga

dhigi laheyd Musharax Cabdiraxmaan Ciro hadii aanu aheyn gudoomiyaha Golaha wakiilada .

 

 

Hadalkan ayaa waxaa uu ka soo yeedhay wasiirul dawlaha wasaarada arimaha dibada Somaliland Prof. Maxamed Mixile boqore oo maanta wareysi siiyey telefishanka Star Tv .

” Hadii aanu Cabdiraxmaan Ciro ahyen gudoomiyihii baarlamaanka Somaliland xukuumad ahaan waanu xidhi laheyn ” ayuu yidhi

Muddane Mixile waxaa uu sheegay in waftiga uu hogaaminaayo Musharax Cabdiraxmaan Ciro ee ku sugan caasimada dalka Kenya Ee Nairobi ay halkaasi u joogan sidii qaranka Somaliland loo inqilaabi lahaa

“Cabdiraxmaan Ciro halkaasi uma joogo sharci dajin ee waxuu ku jooga inqilaab uu dalka inqilaabayo ” ayuu yidhi wasiirul dawluhu

Sidoo kale Maxamed Mixile Boqore wasiirul dawlaha wasaarada arimaha dibada Somaliland waxaa uu sheegay in aanay dalka iman karin Haaya’ado caalami ahi isla markaana dalka laga celin dono ilaa ay xukuumadu ogolaansho siiso.

“Haaya’daha uu Cabdiraxmaan Ciro leeyahay waan la kulmay waxaan u sheegayaa in aanay dalka iman Karin ilaa aan anagu ogolaansho siino ” ayuu yidhi

Gabo gabadii Mr Mixile waxaa uu xusay in xisbiga Waddani aanu xaq u laheyn in uu la kulmo Haaya’adaha caalamiga ah

“Waftiga xisbiga Waddani ee Nairobi jooga waa ay ku khaldan yahiin in ay Haaya’do caalami ah la kulmaan , Sharciba uma laha ma dawlad baa iyagu ” yuu yidhi wasiirul dawlaha wasaarada arimaha dibada Somalilad

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews