berberatoday.com
Abwaan Laab-saalax Oo Madaxweynaha Ugu Baaqay Inuu Cashuur Ku Waajibiyo Zaad Iyo E-dahab
December 19, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Dhuxul Laab-saalax ayaa Madaxweyne Siilaanyo u soo jeediyay inuu cashuur ku waajibiyo shirkadaha bixiya adeega telefoonada lacagta ee Zaad iyo E-dahab.

 

Abwaanka oo shalay hadal ka jeediyay munaasibad loo sameeyay xil wareejinta agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta iyo maareeyaha telefishanka qaranka, ayaa wuxuu yidhi “Adeega Zaadku wuxuu mushkilad ku yahay sicir bararka iyo dadka, wuxuu mushkilad ku yahay lacagteenii kaashka ahayd. Zaadka Kenya laga isticmaalo dawladda hanti ayaa baanka Kenya uga yaala, wax alla wax inooga damiin ahi ma jirto, madaxweyne siday cashuurtu ugu waajibtay islaanta tamaandhada iibisa; Zaadka hawgu waajibto. Markaas waaxaynu u baahanahay hawadeenii ayay Zaad isticmaashaa oo E-dahab isticmaashaa in wixii xaqa ah ee ay dalkan iyo dadkani u lahaayeen looga qaado.”

Abwaan Dhuxul, wuxuu shirkadaha u soo jeediyay inay cashuurta bixiyaan, sida ay muwaadiniinta kaleba u bixiyaan.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews