Deg Deg Ah”Daawo Muuqalka”Safiirkii Dalka Ruushka U Fadhiya Turkiga Oo Dil Toogasho Ah Lagu Khaarijiyey , Cida Dishay Iyo Gobta Lagu Dilay + Sawiro
   December 19, 2016 - Written by Berbera Today
       
       
   
    
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirka Ruushka ee Turkiga u fadhiyey ayaa nin hubaysan toogasho
 ku dilay, isagoo booqanaya matxaf sawirro lagu soo bandhigay ee magaalo madaxda Turkiga

