berberatoday.com
Deg Deg Ah”Daawo Muuqalka”Safiirkii Dalka Ruushka U Fadhiya Turkiga Oo Dil Toogasho Ah Lagu Khaarijiyey , Cida Dishay Iyo Gobta Lagu Dilay + Sawiro
December 19, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirka Ruushka ee Turkiga u fadhiyey ayaa nin hubaysan toogasho

 ku dilay, isagoo booqanaya matxaf sawirro lagu soo bandhigay ee magaalo madaxda Turkiga

Image may contain: 1 person, indoor

Image may contain: 1 person, standing

 

 

Image may contain: 1 person

Image may contain: one or more people

Dhowr qof oo kale ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhaawacmeen weerarka, maalin kadib markii uu dhacay mudaaharaad looga soo horjeedo faragalinta Ruushka ee dagaalka Shiinaha.

Sida uu sheegay TV Ruush ah, safiirka ayaa booqanayay madxaf lagu soo bandhigay sawirro oo la magac baxay “Ruushka sida ay u arkaan Turkiga”.

Wararka ayaa sheegaya ninka hubaysan in boliiska ay dileen.

Video laga duubayay munaasabada ayaa muujinaya Mr Karlov oo jeedinaya qudbo markii ay xabada dhacaysay.

Image may contain: one or more people and indoor

Image may contain: 1 person, suit

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Safiirka Oo Toos Rasaas uu Ula Dhacayo Ninkii Toogtay Oo Ku Dhawaaqaya Allahu Akbar

https://youtu.be/mhuki7Bs7rA?t=19

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews