berberatoday.com
Koox Aan La Aqoonsan Oo Weerar Bahalnimo Ah Ku Qaaday Xoghayaha Cadaalada Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun Iyo Dhaawacyo Ay Soo Gaadhsiiyeen
December 19, 2016 - Written by Berbera Today

barkhad-dhaawacyoHargeysa(Berberatoday.com)-Koox aan la garanayn heybtooda ayaa weerar ay soo qaadeen dhaawac ugu geystay Xoghayaha Cadaaladda Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Garyaqaan Haldoor Barkhad Jaamac Xir Batuun oo dhex-lugeynaayey badhtamaha magaalada Hargeysa.

Weerarkan oo ay ku soo qaadeen laba nin oon illaa hada la aqoonsanin, ayaa fuliyey xilli caawa uu Haldoor Barkhad ka soo baxay xafiiska Akademiyadda Horumarinta Beelaha Gabooye oo ku yaala badhtamaha Hargeysa, waxaana weerar gaadmo ah oo ay ku soo qaadeen ka dib uu Haldoor Barkhad wax badan iska difaacay dagaalkii iyo dhibtii ay doonayeen in ay u geystaan iyada oo dhaawacyo fudud ay ka soo gaadheen wejiga, kooda iyo weli ba sida oo kale meel kale oo jidhkiisa ka mid ah.

Haldoor Barkhad Jaamac Xirsi Batuun oo hada ay xaaladdiisa caafimaad sahlantay, ayaa qoraal kooban oo uu arrintaas kaga hadlaayo soo dhiggay boggiisa uu ku lee yahay Facebook-ga, waxaana uu sheegay in dadkii soo weeraray aanay kuwo wax ka bedeli kara fikirkiisa uu aaminsan yahay ee Mucaaradnimada isaga oo carabka ku dhuftay in uu halkaas ka sii wadaayo soo bandhigidda dhalliilaha iyo toosinta Xukuumadda iyo Xisbigeeda KULMIYE.

“Alxamdulillaah, Alle ayaan mahadinayaa sidaad rabteen ka dhigi waayey quwad iyo qawl nacasyo kaste aan isaga celiyo Alle waa I siiyey labaad soo dirteene 10 ka dhiga bal inaan xaqa ka aamuso. Hargeysa waynu wada joognaa shilin ima gooyo runtana kama baqo tanna I cabsi galin mayso hortiin jiraba igu daal. Waan lugeeyaa waanan lugeynayaa waa ino hargeysa weyn caawa calafkeeni kala qaadnay wixii idin gaadhay iyo waxaad ila rabteen.”.Ayuu yidhi Barkhad Jaamac Xirsi Batuun

Haldoor Barkhad Jaamac Xirsi Batuun, ayaa inta badan dhalliilo u soo jeediya Xukuumada KULMIYE, waxaana muddooyinkii dambe soo badanaayey falal noocan oo kale ah oo dhibbaatooyin looggu geysanaayey dadka inta badan ka aragti duwan Xisbiga KULMIYE.

Image may contain: one or more people and closeup

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews