gudoomiyaha ucid france maxamed axmed muuse oo aad uga xumaaday dhaawacii looo gaystay haldoor barkhad jama
December 20, 2016 - Written by Berbera Today
haldoor barkhad jama nabarada ku dhacay somaliland oo dhanbay ku dhaceen lakiiin isaga oo kaliya ayaa damqaday maxay ku dhacday ? cid allaale cid nooga jawaabta ma hayno meeye kuwii doorashada doonayay ee dalka haystay? kulmiye(qudhmiye) iyo wadani wixii ku dhacay haldoor barkhad jama labadaas ayaa ka ma suul ah waayo iyagaa ulul amrigii dalka ah aad iyo aad ayaan uga xumahay
waa Maxamed Axmed Muuse Gudomiyaha Ucid France.