berberatoday.com
Soomaali ku Dhaawacmay Weerar Lagu Qaaday Misaajid ku Yaala Switzerland
December 20, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Saddex qof  oo Soomaali ah ayaa ku dhaawacmay weerar uu nin hubeysan ku qaaday masaajid ku yaal magaalada Zurich ee dalka Switzerland.

Weerarkan ayaa dhacay salaadii maqrib kaddib, waxaana nin ku hubeysnaa Bastoolad oo gudaha u galay masaajid uu rasaas ku furay dad ku sugnaa masaajidka.

Saddexda qof ee dhaawacmay ayaa mid ka mid ahi waxaa uu ahaa imaamka Masaajidka oo lagu magacaabo Sheekh Mustafa.

Booliska Zurich ayaa baadhitaan ku haya dhacdadan, iyadoo uu baxsaday ninkii geystay weerarka.

Meyd qof aan la aqoonsan ayaa laga helay meel u dhow masaajidka la weeraray, mana cada in meydkan uu la xidhiidho weerarka masaajidka.

Masaajidka ku yaala bartamaha magaalada Zurich ayaa waxaa maamulayay dad Soomaaliyeed, mana jirin wax cabsi ah ama hanjabaad hore loogu jeediyay.

Weerarkan ayaa laga yaabaa inay la xidhiidho Islaam naceybka ku baahaya wadamada reer Yurub.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews