berberatoday.com
Waa Kuma Ninka Ugu Adkeysiga Badan Adduunka Dhinaca Barafka Iyo Qabawga?
December 20, 2016 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-Waxa jira arrimo badan oo layaab leh oo aynu ku aragno Adduunka guudkiisa,illaahay S.W.T waxa uu qof kasta u gaar yeelay dabeecad, waxa sidoo kale Illaahay S.W.T ku mannaystay qof kasta oo dunida guudkeeda ku nool Haybad ugaara oo aanay ciddi la waddaagin.

Waxaad arkaysaa qof aad ugu wanaagsan xifdiga oo marka uu hal mar akhriyo aanu dib ugu noqonayn, balse haddii la weydiiyo wixii uu xafiday, waxa uu markiiba kaga jawaabayaa, isagoo aan meelna ka eegin, sidoo kale waxaad arkaysaa qof aad u adkaysi badan oo aan marnaba damqan dhamaan arrimahaasi waa Hibooyin uu illaahay ku mannaystay Basharkiisa kala duwan.

Haddaba, Ninkan aan maanta ka hadi doono waxa magaciisu la yidhaa Wim Hof waxaanu dhashay sanadkii 1959kii, waxa aanay haatan da’diisu tahay 59 jir, waxa uu asal ahaan ka soo jeedaa dalka Holland, waxa uu illaahay ku mannaystay Ninkan Hibo gaar ah oo aan ciddina la waddaagin, waxaannu awood u leeyahay inuu muddo dheer ku dhex jiro barkad baraf ah, isagoo aan heer kulka jidhkiisu is badalin, waxaana loo yaqaan magaca “Ninka Barafka“, sababta magacan loogu bixiyayna waxay tahay markii laga yaabay muddada aadka u dheer ee uu ku dhex jiri karo barkada ama ceel barafa isagoo aan waxa dhib ah dareemin.

Waxa uu Mr Wim ku guuleystay 20 Abaal marinood oo kala duwan isagoo dhamaantood ku  muttaystay muddada dheer ee u ku dhex jiray barafka, iyo sidoo kale isagoo aan is badalin ama aan wax cabasha ah soo gudbin.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews