berberatoday.com
Yemen: Khasaarada Qarax Lala Eegtay Askari Qaadanaysa Mushahar
December 20, 2016 - Written by Berbera Today

Cadan(Berberatoday.com)-Ugu yaraan afartan askari ayaa lagu dilay weerar is qarxin ah oo maanta ka dhacay magaalada Cadan ee Koofurta dalka Yemen.

Nin xidhnaa waxyaabaha qarxa ayaa isku qarxiyay xarun milateri oo askar badan ay safaf ugu jireen qaadashada mushaarkooda.

Wararka ayaa sheegaya in ninka xidhnaa jaakadaha qarxa uu soo dhex galay meel mashquul aheyd oo ah xero ciidan oo  ku taal degmada Al-Arish ee magaalada Cadan.

Kooxda ISIS ayaa sheegatay mas’uuliyada weerarka is qarxinta ah ee lagu qaaday xerada milateri, waxaana ay sheegtay inay ku dileen 70 askari.

Xarunta la weeraray ayaa todobaad ka hor waxaa ka dhacay weerar kale oo lagu dilay illaa 48 qof oo ahaa dad la qorayay ciidamada.

Kooxda ISIS ayaa weeraro ka geysata qeybo ka mid ah dalka Yemen, iyadoo meelaha ay ku xoogan tahay ay ka mid tahay.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews