Daawo Muuqalka”Safiirka Turkiga Muqdisho U Fadhiya Oo Hargeysa Yimi + Socdaalkiisa Oo Mugdi Galiyay Qadiyada Somaliland Madama Uu Hore U Dedefeeyay Jiritaanka Somaliland
December 21, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirka Turkiga U Qaabilsan Muqdisho Oo Hargeysa Yimi + Ujeedada Kulanka Oo Lagu Macneeyay Midnimo Somaliyeed Maadaama Olgan Bekar Hore U Sheegay Inay Somaliland U Aqoonsan Yihiin Maamul Goboleed Ka Tirsan Somaliya.