berberatoday.com
Akhriso”Qodabada Ay Ku Heshiiyeen Xukuumada Somaliland Iyo Jabhada Nabad Diidka Ah Ee Khaatumo Oo Wada Hadal Uga Socday Dalka Itoobiya +Sawiro
December 21, 2016 - Written by Berbera Today

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland iyo maamulka Khaatumo ayaa waxaa ay

heshiis ku kala saxeexdeen magaalada Addis Ababa ee dalka Ethopia waxaana u heshiiskani yahay mid hor dhac u ah is fahan labada dhinac ay wada gadheen waxaana ka mid ah heshiiskaas .

Image may contain: one or more people, people sitting, table and indoor

 

 

1. In wada hadal iyo wada xajood lagu dhameeyo khilaaf kasa oo jira

2. In waxii fadqalalo iyo dacaayad gudaheena ah la joojiyo meelna looga soo wada jeesto

3. In meel looga soo wada jeesto waxii gacan saddexaad ah ee faro galin ku sameyn kara inta ay wada hadaladani socdaan

4. in laga wada xajoodo waxii ku saabsan dhiig iyo dhaqanba

5. In laga wada shaqeeyo xoojinta nabad galyada

6. in ciidamada Somaliland ee ku sugan gobalka Sool iyo deeganada Sanaag Bari iyo Buuhoodle dib loo qorsheeyo joogitaankooda iyada oo la tixgalinaayo mar walba baahiyada iyo xaalada nabad galyo sida ay tahay

7. In aan la qorin ciidamo beeleedyo cusub inta wada hadaladu socdaan

8. In maamul daadajin buuxda la sameeyo oo taabanaysa dhinacyada siyaasada , dhaqaalaha , Maamulka , arimaha bulshada Iyo nabadgalyada

9. In wada jir looga hawl galo sidii mashariic waa weyn oo horumarineed loog hir galin lahaa gobaladaas

10. In la iska kaashado sidii gar gaar loogu raadin lahaa , loona gaadhsiin lahaa dadka ku tabaaleysan abaaraha

11. in Haya’daha samafalka ee caalamiga ah iyo kuwa qarmada midoobey ka hawl galaan kana qaadan xaiyada gobaladaas

Halkan Hoose Ka Akhriso warqadaas

No automatic alt text available.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews