Badhasaabka Gobolka Togdheer Ramaax Oo Xamaasada Soodhaweyntii Jamaal Cali Xuseen Darteed,Laga Qaadey Sawir Saameyn Ku Keenay Hab-dhaqankiisa
December 21, 2016 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Xamaasada Soo dhawayntii shalay ee Jamaal Cali Xuseen ee xarunta gobolka Togdheer ee Magaalada Burco ayaa waxaa ka soo baxay sawirro xiiso leh, kuwaasoo laga qaaday badhasaabka gobolka Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax.
