berberatoday.com
Boosaaso: Maamulihii Madaxtooyada Puntland Oo Toogasho Lagu Dilay
December 21, 2016 - Written by Berbera Today

Bosaso(Berberatoday.com0-Nin Baastoolad ku hubeysan, ayaa gelinkii dambe ee maanta ku diley magaalada Boosaaso Maamulihii Madaxtooyada Puntland ee Boosaaso Aaden Gaas Huruuse.madaxtooyada Puntland

Dad goob joogayaal ah, ayaa VOA u sheegey in dilka uu ka dhacay xilli marxuumka la dilay uu ku qaxweynayay maqaayadda hotel ku yaalla bartamaha Boosaaso.

Ninkii weerarka geystay, ayaa la sheegay in uu goobta ka baxsaday.
Ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda weerarka maamulihii madaxtooyada Puntland ee Boosaaso.

Sidoo kale maamulka, ayaan illaa iyo hadda ka hadlin dilkaasi, waxaase uu dilkaasi imaanaya wax aan ka badneyn muddo toddobaad ah kadib markii sidan oo kale loogu toogtay taliye ku xigeenkii ciidamada booliska ee Puntland Col. Jaamac Saxardiid hotel uu ka deganaa Boosaaso.

 

 

 

 

Xigasho VOA Somali

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews