berberatoday.com
Doon U Rarneyd Ganacsato Somali Ah Oo Ku Degtay Xeebaha Magaalada Boosaaso
December 21, 2016 - Written by Berbera Today

Bosaso(Berberatoday.com)-Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Xeebaha Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, Dooni u rarneyd ganacsato Somali ah ayaa ku degtay meel ku dhaw Xeebta Boosaaso.

Doontaan ayaa la sheegay inay degtay, xilli 14-Mile badeed ay u jirtay Magaalada Boosaaso, waxaana sababta la sheegay inay aheyd Badda oo dabeylo xoogan ay ku kacsanaayeen.

Waxaa la xaqiijiyay doontaasi inay la socdeen dad gaaraya 12 ruux oo 10 ka mid ah ay u dhasheen dalka India, halka 2-da kalena ay u dhasheen dalka Somaliya.

Doontaasi oo shixnad Bagaash ah siday, kana soo baxday dalka Cumaan, waxaa laga soo badbaadiyay 5 ruux oo mid ka mid ah uu yahay Somali, halka 7-dii kale nolol iyo geeri lagu la’yahay.

Mukhtaar Shaqle oo ah Wakiilka doonta degtay ayaa u sheegay VOA in aanan nolol iyo geeri lagu haynin dadkii kale ee doonta saarnaa, kuwaasi oo u badnaa Ajaanib u dhalatay dalka India.

Ciidanka Badda Maamulka Puntland ayaa ku guda jira Baadigoobka meydadka dadkii kale ee doonta saarnaa ee biyaha ku geeriyooday.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews