berberatoday.com
Madaxweynaha Puntland Oo Beesha Caalamka ku Dhaliilay Inaysan Wax Ka Qaban Abaarta Somaliya
December 21, 2016 - Written by Berbera Today

Garowe(Berberatoday.com)-Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in Beesha caalamka looga baahnaa in xilli hore ay ku baraarugto abaarta baahsan ee ka jirta dalka, ayna ka maamul ahaan horey digniino usoo saareen.Cabdiwali Gaas

Waxa uu sheegay Gaas in bishii January ee sanadkaan ay ka digeen in dalka ay kusoo socoto abaar baahsan, sidaasi darteedna loo baahan yahay in laga hortago

Beesha caalamka ayuu ku dhaliilay Gaas in marka ay wax dhacaan oo kaliya ay ka daba cararaan, xilligaasi oo ay yaraan karto gurmadka wixii uu tari lahaa.

“Muddo ayaan ka digeynay abaartan, waana jeclaan lahaa in loo sheego, illaa bishii February ayaan lahayn abaartan wey muuqataa weyna soo socotaa, ma ahan inaan ku baraarugno markii ay abaarta dhacdo, marka in mar walbo aan ku baraarugno markii ay abaarta dhacdo ma ahane waa in beesha caalamka leeyihiin kahortag iyo qorsheyaal kale, markii la dhadho abaar baa dhacday la sameeyo qiimeyn, illaa New York tago aan laga soo jawaabin, dakuna wey dhimanayaan, marka waxaa wanaagsan inaan leenahay kahortag joogta ah oo markiiba laga jawaabi kari dowlad ahaan, xukuumad ahaan iyo beesha caalamka” ayuu yiri Gaas

Gobollo badan oo dalka kamid ah waxaa ka jirta abaar baahsan oo sameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada, iyadoo weli dadku aaney helin gurmad ku filan.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews