berberatoday.com
Dawlada Masar Oo Dalka Somaliland Kala Shaqeynaysa Hubinta Tayadda Dawooyinka Loo Soo Dhoofiyo.
December 22, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaaraddaGanacsigaiyo Maal-gashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, Cumar Shucayb Maxamedayaakawarbixiyay safar shaqo uu ku tegay dalka Masar, halkaasi oo uu muddo dhawr maalmood ah ugu maqnaa safar shaqo.12

“Dawlada Masar, waxa aanu ka helnay martiqaad rasmi ah,martiqaadkaas ayaanu ku tagney Masar, lix cisho ayaanan ku maqnaa, waxaanu la kulanay soo dhawayn aad u qiimo badan. waxaanu la kulanay jaamacada Carabta, waxaanu kala soo hadalnay Adhigeena inaan u dhoofino maadaama oo aynu ka mid nahay jaamacada Carabta, waanay naga balan-qaadeen in ay nagala shaqaynayaan,”ayuu yidhi Wasiirka Ganacsiga oo shalay ka soo laabtay socdaal uu ku tagay Qaahira.

Wasiirku wuxuu tilmaamay inay Masar daneynayso in loo iibgeeyo xoolaha nool iyo kalluunka, waxaanu yidhi, “Sidoo kale, waxaanu ka wada hadalnay qalabkii caafimaadka ooay hore ugu ballan qaadeen Wasiirka Caafimaadkainay sida ugu dhakhsaha badan innoogu fuliyaan iyo in ay ina siiyaan dhawr Ambalaas iyo mashiinada kalyaha sifeeya, waxaana ay doonayaan in ay dalkeenna maalgashadaan, waxaanay diyaar u yihiin in ay innaga qaataan xoolaha iyo kalluunka. waxa kaloo aanu la shirnay wasaarado faro badan oo ay ka mid yihiin wasaaradaha arrimaha Dibadda, Ganacsiga, Maalgashiga iyo Jaamacada Carabta.”

 

 

“Waxyaabaha ugu muhiimsan ee aanu soo kala saxeexanay dawladda Masar, waxa ka mid ah madaama oo aynu nahay dal dibadda wax ka soo iibsada, waxaanu isla soo qaadnay in aanu ka wada shaqayno dalka Masar ilaalinta tayada badeecadaha oo ah waxa ugu muhiimsan, waayo ma jirto cid innaga baadha dawooyinkaiyo cuntada, balan-qaad buuxa ayayna naga siiyeen in ay arrintaa nagala shaqaynayaan,”ayuu yidhi Wasiirka Ganacsigu

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews