berberatoday.com
Haatuf Oo Xaqiijisay In Shirkadda BGP Ee Uu Wasiirka Macdantu Dhawaan U Ogolaaday Inay Shidaalka Ka Sahamiso Badda Somaliland Ay Ku Shaqeyso Rukhsad Ay Ka Haysato Somaliya
December 22, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirkadda BGP Inc oo laga leeyahay dalka Shiinaha oo uu wasiirka Macdanta Xuseen Cabdi Ducaale (Wajixun)  sheegay inuu 19/11/2016 la galay heshiis ay badda Somaliland kaga sahminayso  shidaal la tuhunsanyahay inu ku jiro ayaa waxa hadda cadaatay in shirkadaasi ay ku hawlgali doonto rukhsad ay ka haysato dawladda Somalia .Shirkadda BGP heshiiska dhabta ah ee ay kaga shaqeyn doonto Somaliland ayaa ah mid ay la gashay dawladda Xamar 20 kii September 2015 taasoo uu  wasiir Xuseen Ducaale ra’yul caamka ka qariyey.

 

 

Xigasho Haatuf.net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews