Daawo Muuqalka”Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Shaaciyey In Uu U Tartami Doono Gudoomiyaha Golahaas Ciro Dabadii Iyo Xildhibaanka Uu Yahay
December 23, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Saleeban Cali Koore oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu shaaciyey in uu u tartami doono kursiga gudoomiyaha golahaasi marka uu Cabdiraxmaan Ciro is casilo .

Xildhibaankan ayaa waxaa uu sheegay in uu yahay qofkii ku haboona in uu kursigaasi ku fadhiisto maadama oo uu ka soo deeganada bariga gobalka Sool .