berberatoday.com
“Dalka 1994 Kii Ayaa Lagu Celinyaa Oo Niman Aan Han Laheyn Oo Meel Aan Karidooda Ku Mari Karin Ayaa Doonaya”Gudoomiyaha Dhalinyarada Waddani”Daawo Muuqal
December 23, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha dhalinyarada xisbiga mucaaridka ah ee Waddani MaxamedSadiiq Dhamme ayaa waxaa uu  faahfaahinka bixiyey dhawaac xalay kooxo aan heybtooda la aqoonsani ugu geysteen gudaha magaalada Hargeysa .

 
Muddane Maxamed Sadiiq waxaa uu sheegay in uu dadkaasi weerarka ku caadey uu cadeymoku hayo cida ay yahiin isla markaana uu u gudbiyey laamaha amniga 
 
Dhinca kale Maxamed Sadiiq gudoomiyaha dhalinyarada xisbiga Waddani waxaa uu ku hanjabey in ay dadkaasi iska celin doonan hadii aanay xukuumada iyo laamaha amaanku wax ka qaban 
 
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
 
 
 
 
 
 
 
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews