berberatoday.com
Kooxda Daacish Oo Nolosha Ku Gubtay Laba Askari Oo U Dhashey Dalka Turkiga Oo Ay Dagaal Ku Qabteen+Daawo Sawirada
December 23, 2016 - Written by Berbera Today

Suria(Berberatoday.com)-Kooxda Daacish ayaa baahisay Sawiro iyo Muuqaalo ku saabsan

iyaga oo nolosha ku gubaya laba askari oo ay sheegeen in ay katirsanaayeen Ciidamada Dowlada Turkiga, kuwaa oo lagu qabtay dagaal ka dhacay gudaha Siiriya.

Image may contain: one or more people, people standing, fire and outdoor

 

 

Sawirada iyo Muuqaalka ay baahiyeen Kooxda Daacish ayaa waxaa ka muuqda labada askari oo silsilad ku xidhan dabna xaga danbe looga soo shiday , waxaana ragaasi oo xidhan yahiin direyska ciidan

Xukuumaa Turkiga ayaan wali ka hadlin muuqaalkan ay soo bandhigtay Kooxda Daacish, walina lama hubo jiritaanka labada nin ee Kooxda Daacish nolosha ku gubeen in ay ka tirsanaayeen ciidamada dowlada Turkiga.

Ciidamada Milatariga Turkiga ayaa gudaha u galay qeybo kamid ah dalka Siiriya, waxa ayna ciidamada dagaal adag kula jiraan dagaalyahanada Daacish ee ka dagaalamaya magaalooyin kuyaala meel u dhaw xadka Siiriya iyo Turkiga.

Image may contain: one or more people, people riding on horses, sky, nature and outdoor

Image may contain: 1 person, standing, fire and outdoor

Image may contain: 1 person, standing, beard and outdoor

Image may contain: 1 person, standing, fire and outdoor

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews