berberatoday.com
Qaddarka Lacagta ah Ee Lagu Raadinayo Anis Amri Oo Fuliyey Weerarkii Ka Dhacay Magaalada Barlin Oo Dad Badani Ku Dhinteen
December 23, 2016 - Written by Berbera Today

wanted

Barlin(Berberatoday.com)-Anis Amri waa 24 jir u dhashay dalka Tuniisiya waxaana iminka Lacag aad u fara badan ku doon doonaya Booliiska dalka Germany ka dib markii ay ku cadaatay in uu ahaa shaqsigii fuliyay weerarkii ka dhacay magaalada Berlin .

Anis Amri oo wali baxsad ah wuxuu gaadhi weyn jiidhsiiyay Suuq laga adeegto oo ku yaalay magaalada Berlin kaas oo galaftay nolasha 12-qofood halka uu ka dhaawacay 49-Qof.

Anis Amri oo magacyo kala duwan ku qadhaaban jiray wuxuu dalka Germany ku sugnaa mudo hal sano ah kaas oo 4 sano lagu soo xidhay gudaha dalka Talyaaniga gaar ahaan magaalada Milano ka dib markii uu gubay Iskuul halkaas ku yaalay.

Ninkan oo diidmada Qaxootinimada (Negative) laga siiyay dalka Germany ayaa waxaa la doonayay in dib loogu celiyo wadanka Tunisia balse waxaa arinkan dhowr bil ka hor ka hor yimid booliiska dalka Tunisia kuwaas oo Jarmalka ka codsaday inay keenaan Cadeymo muujinaya Anis Amri in uu yahay Tuniisiyaan .

Anis Amri oo sidoo kale sheegtay markiisii hore Masri ayaa gaadhiga Xamuulka ah waxa uu ka soo afduubay nin u dhashay dalka Poland kaas oo uu ugu dambeyntii khaarajiyay . Booliiska dalka Germany ayaa iminka balan qaaday Aduun gaadhaya 100.000 oo Euro in la siin doona qofkii soo sheega halka uu ku dhuumaaleysanayo Anis Amri .

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews