berberatoday.com
Akhriso : Nooca Uu Yahay Codsi Ay Dawlada Turkigu Soo Hor Dhigtay Xukuumada Somaliland Iyo Jawaabta Laga Bixiyey
December 24, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawlada Turkiga ayaa waxaa ay xukuumada Somaliland

 ay ka codsatey in ay xidho dugsiga waxbarasho ee Nile Academy oo uu maal galiyo siyaasi lagu eedeeyay inqilaabkii fashilmay ee dalka Turkiga ka dhacay Mr.Fethullah Gulen .

Image may contain: 2 people, eyeglasses, beard and text

 

 

Wafti uu hogaaminayo Danjire Olgan Bekar oo ah safiirka Turkiga u jooga Somaliya oo uu weheliyey gudoomiyaha gudida arimaha dibada ee baarlamaanka Turkiga Xildhibaan Dr. C. Kani Torun oo isna hore u ahaa safiirka Turkiga ee Moqdisho ayaa sirasmi ah xukuumada Somaliland uga codsadey in ay xidhi dugsigaas

Iyaga oo balan qaaday in ay buuxinayaan kaalinta wax barasho ee Dugsiga Nile Academy baneeyo .

Ilo Xog ogaal ah ayaaa Geeska Africa u sheegay in xukuumada Somaliland diblumaasiyiintan Turkiga ah ugu jawaabtey in ay ka war sugaan muddo laba todobaad ah iyaga oon la kala garan karin in ay xukuumadu xidhi doonto mudada ay u qabatey dawlada Turkiga iyo inat mar kale ka gaws adeygi doonto .

Xukuumada Somaliland ayaa hore u cadeysay inaanay xidhi doonin dugisigan maadama oo aanu wax danbi ah ka galin dalka Somaliland .

Lakiin waxaa muuqata in dawlada Turkigu dooneyso in ay Somaliland saarto cadaadis Diblumaasiyadeed si loo xidho dugsigan

 

 

 

 

Source:- Geeska

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews