berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Ciidamda Dawlada Oo La Wareegay Magaalada Xalab Ka Dib Lix Sanno Oo Dagaalo Ka Socdeen Iyo Dambaal Dego Bilowdey
December 24, 2016 - Written by Berbera Today

Xalab(Berberatoday.com)-Ciidamada Dowlada Bashar Al Assad ayaa gebi ahaan la wareegay

magaalada Aleppo (Xalab) oo ay dagaalo culus ka socdeen muddo ku dhaw lix sano.

Image may contain: one or more people and outdoor

 

 

Askarta Dowlada ayaa qeybihii ugu danbeeyey ee bariga magaalada Aleppo la wareegay halkaasi oo ay isaga baxeen shacabka iyo kooxaha Mucaaridka hubeysan ee la dagaalamayey dowlada.

Xukuumada Bashar Al Assad ayaa guusha Aleppo ku tilmaamtay mid bilow u ah soo afjarida dagaalka ka socda Siiriya, wallow kooxaha mucaaridka oo iyagu weli isku aruursanaya deegaanada kale sida gobalka Idlib oo ay jaar yihiin Aleppo.

Guusha Xukuumada Bashar Al Assad ayaa timid kadib markii ay taageero weyn oo military ka heleen Ruushka, Iran iyo kooxda Shiicada ah ee Xisbullah.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews