Diyaarad Rakaab Ah Oo Ay Saaran Yahiin 118 Qof Oo La Afduubay , Dalka Laga Leeyahay , Cida Afduubtey Iyo Garoonka Hada La Fadhiisiyey Diyadaas
December 24, 2016 - Written by Berbera Today
Libya(Berberatoday.com)-Diyaarad rakaab oo laga leehay dalka Liibiya oo ay saaranyihiin 118
qof ayaa la afduubay waxaana lagu khasbay inay ka dagto jasiiradda Malta, sida ay xaqiijisay shirkadda diyaaradaha Afrqiyah.

Mas’uuliyiinta dalka Liibiya ayaa xaqiijiyay in la afduubay diyaaradda iyadoo ku guda jirtay duulimaad maxali ah.