berberatoday.com
Hoos U Dhac Ku Yimi Dhaqaalihii Dalka Sucuudiga Oo Sababay In Dadka Ajaanibka Ah Lagu Soo Rogo Cashuuro Dheeraada
December 24, 2016 - Written by Berbera Today

Jeddah(Berberatoday.com)-Ka dib markii ay ku dhawaaqdey Boqortooyada Sacuudi Carabiya Aragtida 2030, taasoo ah iney sameeyaan Dakhli kale ayna kordhiyaan Faa,idada waayo inta badan Dakhligu wuxuu ahaa dhinaca Shidaalka si taasi loogu kaaftoomo ayey u keeneen Aragtiga (Vision 2030)

calanka sucuudigahadaba  Maalinta Khamiista ahayd Bisha December 22,2016 Dowladda Sacuudiga waxay soo bandhigtey Miisaaniyadda Sannadka 2017,

Waxaa intaa dheer iney ku soo rogeen Ajaanibta Waddankaa ka xamaalata amaba ka shaqeysata Canshuur taasoo ah sidatan hoos ku qoran:-

1. ka bilaabata 2017, Aabbe Kasta inta uu kafiil ka yahay sida carruurta & Xaaska Qof waliba waxaa laga doonayaa inuu bixiyo SR. 100/= bil walba, 2018-kana, SR. 200/= Qofkiiba, 2019-kana, SR. 300/= Qofkiiba bil walba iyo 2020–kana, SR. 400/= Qofkiiba bil walba iyo iney sii korodho sannadba sannadka ka danbeeya taasi waa tii Carruurtii & Xaasaskii intaa waxaa dheer Waalidkii ama Shaqaalihii ka Shaqeysta waddanka Sacuudiga ah Oo isagana laga doonayo inuu bixiyo Canshuur ka gaar ah taa waana sidan soo socota:-

1. Ka bilaabata Sannadka 2018-Ka, Qof walboo Shaqaale ah waxaa laga rabaa SR. 400/= bil walba iyo Sannadka 2019, SR. 600/= Qof walboo Shaqaale ah bil walba iyo Sannadka 2020, SR. 800/= Qof walboo Shaqaale ah bil walba iyo iney Canshuurtaa sii korodho Sannadba Sannadkii ka danbeeya taasoo la doonayo ama lagu xisaabtamayo in Dakhli Milyaaraat Riyaal ah laga helo Dadka Ajaanibta ah

Waxaa lala socdaa Maalmahan danbbe inuu hoos u dhacay sicirka Petroolka ama Shidaalka taasoo la filayey iyo iyadoo laga rabo waddankaa Magdhow Daarihii dumey iyo dadkii boqolaalka ahaa ee Maraykanka ku dhintey kow iyo tobankii September 2001-dii, oo la rabo in dusha laga saaro Waddankaan Oo Muslimka ah ee welibana ah Dhulkii Barakeysnaa ee Quraanka Karriimka ah ku soo degey welibana Dhulkii uu ku dhashey Nebi Muxamed SCWS, Sida saxda ahna cid walibana xaq ayey u leedahay iney raadiso Dakhli waddankeeda ay ku horu marin karto taasoo inta badan Caalamka uu ku dhaqmo nidaamka Dakhliga Canshuuraha.

 

 

 

Ali Sheikh Adam (Sash)

Jeddah, Saudi-Arabia

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews