berberatoday.com
Madaxwayne Siilaanyo Oo Todobaadkan Samaynaya Isku Shaandhayntii Ugu Dambaysay Sanadkan Sii Galbanaya + Xubnaha Looga Cabsi Qabo Inay Seeftu Qaadayso.
December 24, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha somaliland mudane axmed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa la filayaa inuu caawa soo saaro isku shaandhayntii ugu dambaysay sanadkan galbaday ee 2016 iyadoo la filayo inuu madaxwaynuhu isku shaandhaynta ku samayn doono qaybaha kala duwan ee xukuumadiisa sida dhawr haayadood oo kamida kuwa madaxa banaan.axmedsiilaanyo1

sidoo kale madaxwaynaha ayaa xilalka ka qaadaya wasiiradda beeraha iyo warshadaha iyadoo mid kamida waasaradahaas laga wareejin doono beesha kornaylka kulmiye lagana yaabo in la siiyo beelaha bariga gaar ahaan sool iyo sanaag

sidoo kale ilowareedyada Warbaahintu soo gaadhaysa ayaa sheegaya in xilka laga qaadayo wasiirka wasaaradda xidhiidhka golayaasha iyo tiknoolajiyadda cali xaamud jibriil oo mudooyinkii u dambeeyay khilaaf foolxumi ka dhex aloosnaa  saylici oo lagu tilmaamo inuu isagu meesha ku hayo.

waxaana kla filayaa in cali xaamud lagu badali wasiirkii hore ee warfaafinta xukuumadioi riyaale axmed xaaji daahir

sidoo kale afar kamida agaasimayaasha ka soo jeeda beesha gudoomiyaha kulmiye ayaa xilka laga qaadi doonaa iyadoo la siin doono 3 kamida afartaas agaasime shakhsiyaad ka soo jeeda beesha hargeysa iyo hawd si cod taageero ah loogaga helo xisbiga

isku shaandhaynta ayaa sidoo kale saamaynaysa qaar kamida badhasaabadda goboladda.
wasiirkii hore ee maaliyadda xukuumadii riyaale ayaa lagu badali doonaa wasiirka warfaafinta cismaan cadaani saxaradiid

sidoo kale mid kamida wasiiradda beesha siilaanyo oo aan la loodin tan iyo intii xukuumaddu dhalatay ayaa isna xilkiisa laga qaadi doonaa kaas oo sida la sheegay mudooyinkii u dambeeyay khilaaf meel xun gaadhay ka dhexeeyo isaga iyo qasriga madaxtooyadda kaasoo ah wasiirka macdanta Xuseen Cabdi Ducaale

 

 

 

Xigasho Baligubadlemadia

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews