Madaxweyne Siilanyo Oo Labada Gole Baarlamaan Horgeynaya Dalab Dalka Isutaga Imiraatka Carabtu Kudoonayo Inuu Saldhig Milatari Ka Samaysto Xeebta Iyo Garoonka Diyaaradaha Berbera
December 24, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa la filayaa
in uun labada Gole baarlamaan hor geeyo codsi ay dawlada Imaaradku kaga dalbaneyso in ay saldhig Militery ka sameysato magaalada Berbera kuwaas oo isku jira cirka iyo badda .
