berberatoday.com
Ninkii Ka Dambeeyay Weerarkii Berlin Oo Dalka Taliyaaniga Lagu Dilay
December 24, 2016 - Written by Berbera Today

Talyaniga(Berberatoday.om)-Ciidamada Booliska dalka Talyaaniga ayaa toogasho ku dilay Anis Amri oo ahaa ninkii lagu tuhunsanaa weerarkii gaadhiga xamuulka ah ee lagu qaaday Magaalada Berlin ee dalka Jarmalka.

DAN

Boolisku waxaa ay sheegeen in sawirka faraha ee laga qaaday ninkaasi ay islahaadeen kuwii laga helay iisteerinka gaadhiga xamuulka ah ee lala dhexgalay dadkii ka dukaameeysanayey suuqa diinta masiixiga iyadoo lagu dilay 12 ruux 48 kalena ay ku dhaawacmeen .

Wasiirka arrimaha gudaha, Marco Minniti, ayaa sheegay Amri in ay boolisku ku dileen magaalada Milano subaxnimadii hore.

Dhinaca kale, Xeer ilaaliyaha dowlada Jarmalka ayaa sheegay in xukuumadu ay isku dayeeyso sidii ay u heli lahayd hadii ay jirto shabakad isku xidhan oo gacan siisay in Amri uu u fakado dalka Talyaaniga .

Xeer ilaaliyaha Peter Frank ay asheegay in ay baadhayaan in hubka uu ku isticmaalay magaalada Berlin iyo kan uu ku isticmaaly magadalada Milano u yahay mid isku mid ah.

Si kastaba ha ahaatee, afahayeen u hadlay hogaamiyaha Jarmalka, Angela Merkel, ayaa sheegay inay kala hadli doonto Madaxweynaha Tuuniisiya dib u noqoshada dadka laga diiday dalabkooda ay ku doonayeen in magangalyo lagu siiyo.

 

 

Sourec BBC

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews