berberatoday.com
Saddex Qof Oo Ku Geeriyootay Dagaal ka Dhacay Magaalada Labada Maamul Ku Dagaalamayaan Ee Gaalkacyo
December 24, 2016 - Written by Berbera Today

Gaalkacayo(Berberatoday.com)-Saddex qof ayaa ku geeriyootay, toddoba kalene waa ay ku dhaawacmeen israsaaseyn kooban oo magaalada Gaalkacyo ku dhax martay ciidamada maamullada Galmudug iyo Puntland.151129042925_galkacyo_640x360_bbc_nocredit

Maamullada gobalka oo VOA ay la hadlay ayaan faahfaahin ka bixin dhacdadii maanta, balse waxa ay sheegeen inay wali socdan dadaallo nabaded oo xal looga gaarayo dagaalladi u dhaxeeyay labada maamul ee gobalka ka arrimiya.

Dadka dhintay iyo kuwa dhaawaca uu gaaray ayaa isugu jiray labada ciidan ee dagaalamay iyo dad rayid ah oo rasaastu ay xafadahooda ku haleeshay.

Xaaladda ayaa hada degan, mana jiraan wax rasaas ah oo ka dhacaysa magaalada, balse dadka Gaalkacyo ayaa ku warramaya inay weli taagan tahay xiisaddii u dhaxeysay labada dhinac, maadaama ay magaalada kala xiran tahay.

Ciidamada kala taabacsan Galmudug iyo Puntland ayaa marar badan horey ugu dagaalamay magaalada Gaalkacyo oo ay kala degaan labadeeda dhinac ee Koonur iyo Waqooyi.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews