berberatoday.com
Bosaso”Xeer Ilaaliyihii Maxkamadda Ciidamada Maamulka Puntland Oo Toogasho Lagu Dilay
December 25, 2016 - Written by Berbera Today

xeer-ilaalihii-maxkamada-1Bosaso(Berberatoday.com)-All ha u naxariistee, Xeer ilaaliyihii maxkamada ciidanka Puntland Col. Cabdikariim Xasan Firdhiye(Hoori) ayaa dhalinyaro  hubaysan ay ku toogteen hotel ku yaal bartamaha magaaladda Bosaso

Sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah, Xeer ilaaliyaha ayaa waxaa toogtay labo nin oo dhalinyaro ah oo ku hubaysnaa bastoolado iyo bambooyinka gacanta, iyado goobtu dilki ka dhacay ay u dhaxayso Taliska Booliska Gobolka iyo saldhiga ugu weyn magaaalada Bosaso ee Bartamaha.

Wararku waxay intaas ku darayaan in dhalinyaradii dilka gaystay ay ka carareen goobtii ay dilka ka gaysteen, hase yeeshee dadweyne caraysan iyo ciidamadda booliisku  aya dabagalay, iyadoo rasaas badan ay ka dhacayso bartamaha magaaladda.

Dilka xeer Ilaaliyaha ayaa noqonaya dilkii saddexaad ee muddo labo toddobaad ah ka dhaca magaaladda Bosaso, waxaana hore magaalada loogu dilay Maamulihii madaxtooyadda Bosaso  iyo taliye K/xigeenkii saddexaad ee Booliiska Puntland.

 

 

 

 

Xigasho Horseedmadia.net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews