berberatoday.com
Odayaasha Beel-weynta Ugaadhyahan Ee Sool Oo Dhaliilay Masuuliyiinta Dawladda Ugu Jira
December 25, 2016 - Written by Berbera Today

Laascaanod(Berberatoday.com)-Anagoo ah Odayaal ka soo jeeda Gobolka Sool, Sanaag iyo Xaysimo, gaar ahaan Beelweynta Ugaadh-yahan. waxaan halkan ka codsanaynaa Beesha dadka xilalka kala duwan ka haya sida Xildhibaanada ku yimid is xambaarka ama kuwa ku qadhaabta dhaqanka iyo siyaasiyiinta gebi ahaantoodba inaanay na matelin ayna ku fashilmeen Beesha dhexdeeda.

 

Dadkii iyo dalkii waxa baabi’iyey colaad dhexdooda laysku diray iyo abaar ayna iyagu sabab isu yihiin

had iyo jeerna ay kala durkiyaan Dawladda iyo shacabka si ay mashaariic ay danahooda ku fushadaan u helaan.

Dawladda waxaanu ka codsanaynaa hadaanu nahay odayaasha iyo wax-garadka Beel-weynta Ugaadh-yahan  wax naloo weydiiyo iyo wax naloo soo mariyaaba inaanay jirin.

Xukuumaddu haday beesha danaynayso way garanaysaa meeshay ugu hagaagayso

haddaanu nahay Beesha ugu ballaadhan Gobolka Sool hadana aanu ka taaganahay fara madhan dhaliishaana waxaanu dusha ka saaraynaa Xukuumadda ileen iyadaa magacawdee

1. Iidle Dubad Muuse

2. Maxamed Jaamac Cali

3. Aadan Maxamuud Maxamed

4. Warsame Maxamed Warsame

5. Maxamed Cabdi Jaamac

6. Maxamed Saleebaan Bile

7. Cabdiraxmaan Jaamac Maxamuud

8. Axmed Cabdiqaadir Maxamed

9. Maxamed Bayle Gorod

10. Maxamed Cabdiqaadir Finiin

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews