berberatoday.com
Yaa Ugu Cad-Cad Murashixiinta Madaxweynenimo Dawlada Xamar
December 25, 2016 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo lagu waday in la qabto maalinta Arbacada ah ee soo socota ayaa la filayaa in mar kale dib loo dhigo ilaa waqti dambe oo aan weli la shaacin.

 

Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii ay soo baxeen khilaafaadyo cusub oo ku saabsan xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka qaybo ka mid ah.

Balse dhinaca kale waxaa socda ololaha musharraxiinta madaxweynaha oo billaabay inay kulamo gooni-gooni ah la yeeshaan xubnaha aqalka baarlamaanka.

Murashixiinta ugu cad cad ayaa waxa ka mid ah

1. Xasan Sheekh Maxamuud

2. Cumar Cabdirashiid

3. Shariif Xasan Sheekh Aadan

4. Sheekh Shariif

5. Maxamed Cabdillaahi Farmaajo

Waxa iyaguna jira murashixiin kale oo aan cadcadayn sida murashixiintan kor ku xusan. Waxaanay dhammaantood murashixiintani magaalada Muqdisho ka wadaan olole ay tageero ku raadsanayaan, waxaana ugu dambayn kala saari doona baarlamaanka loo soo xulay Somaliya.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews