berberatoday.com
Doon Dhawaan Dalka Masar Ka Qaaday Tahriibayaal U Badan Dhalinyaro Somali Ah Oo La La’yahay +Tirada Dadka Ay Siday.
December 26, 2016 - Written by Berbera Today

Cairo(Berberatoday.com)-Wararka naga soo gaadhaya dalka Masar ayaa sheegaya in muddo shan cisho ah la la yahay doon dhawaan dad tahriibayaal ah ka qaaday dalka Masar isla markaana u jihaysnayd dalka Talyaaniga.ssss

Waxaana doontan ay siday tahriibayaal tiradooda lagu qiyaasay 327 qof kuwaas oo u badnaa dhalinyaro Somali ah,waxaana doontan ay ka shiraaqatay magaalada Al-iskaandariya maalilinkii salaasada ee todobaadkii ina dhaafay. Magaalada Al-iskandariya ayaa ah sida naloo sheegay goobta ay sida qarsoodiga ah uga shiraaqdaan doomaha qaada dadka tahriibayaasha ah.

Ilaa hadda lama garanayo meel lagaga waramo iyo cid kasoo warantay toona doontaas ka shiraaqatay dalka Masar isla markaana u jihaysnayd dalka Talyaaniga.

Gabagabadiina dadka tahriibayaasha ah ayaa iyagu hore uga tahriibi jirey dalka Liibiya iyaga oo halkaasi kala kulmi jirey dhibaatooyin iyo tacadiyo badan balse taas badalkeeda waxa ay tahriibayaashu hadda aad uga tahriibaan dalka Masar iyaga oo dadkaasina laga qaado lacago aad u badan.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews