berberatoday.com
Maydadka koox Kubada Cagta Ah Oo Dalka Brazil Udhashay Oo Dalkoodii La Geeyay Kadib Markii Ay Shil Diyaaradeed Ku Nafwaayeen
December 26, 2016 - Written by Berbera Today

Chapeco/Brazil(Berberatoday.com)-Magaalada Chapeco ee ku taalla dalkaasi Brazil oo ay kooxdeedii Chapecoense ku maratay shil dayuuradeed oo Isniintii dhacay ayaa lagu celiyay maydadkii laacibiinta oo naxashyo ku jira.

Kooxda ayaa shilka gashay jeer ay ku dhex safarayeen dalka Colombia oo ay kulasoo ciyaari lahaayeen kooxda Atletico Nacional oo ka dhisan magaalada Medellin ee dalkaasi.

In badan 100,000 oo qof ayaa jidadka iskugu soo baxay – taasoo ka dhigan kala bar dadka magaalada Chapeco – waxaa sidoo kale buuxsamey garoonka kooxdan oo 20 kun qaad ah, halkaas oo ay ka socotey tacsiga kooxda.

50-kii mayd ee ugu hor yimi dadkii shilka ku dhintay ee reer Brazil ayaa waxaa soo dhoweeyay madaxwaynaha Brazil ee Michel Temer.

Saraakiisha hawada Colombia ayaa loo sheegay in dayuuraddu kasoo haaddey Cobija, oo 500 mayl u jirta meeshii ay markii hore kasoo baxday ee Santa Cruz, taasoo ka dhigan in markii ay imanaysay Medellin, uu shidaalku aad ugu yaraa, nasiib xumo waxaa lagu amray inay hawada ku wareegaalaysato meel 20 mayl koonfur ka jirta garoonka, waxayna markii dambe ku dhacday buur 11 mayl u jirta garoonka.

Colombia plane crash pale map.jpg

Colombia plane crash pale map.jpg

b35 b36 b37b38b39b40b41b42b43b44

b1b2b3b4b5b6b7b8b9b10b11b12b13b14b15b16b17b18b19b20b21b22b23b24b25b26b27b28b29b30

image001.jpg

image001.jpg

Colombia plane crash pale map.jpg

Colombia plane crash pale map.jpg

b33

b

Gool FM

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews