berberatoday.com
Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Oo Si Adag U Dhaliilay Hab Dhaqanka Xisbiyada Siyaasada Dalka , Sheegayna In Aanay Doorasho Sidan Ku Gali Karin
December 26, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland waxaa uu si adag u dhaliilay hab dhaqanka ay hada wadaan xisbiyada dalku isago oo sheegay in aanay sidan wax tartan doorasho ah ku gali karin 

Image may contain: 1 person

 

 

Muj Cabdiraxmaan Aw Cali waxaa uu sheegay in aanay fiicneyn qaabka ay u dhaqmayaan iyo hadalada ay waayahan danbe xisbiyadu saxaafada isku marinayaan isaga oo ku sifeeyey in ay ficiladaasi yahiin qaar sii kala fogeynaaya shacabka Somaliland

“Maalmahan ugu danbeysa hadii aad aragtaan saxafada iyo xisbiyada tartamaya wax yaabaha ay hawda isku marinayaan wax umada iyo dadka raali galinaaya ma aha , waxaanu leenahay ninmanka xisbiyada madaxda ka ah ee doonaya in ay madax dalka iyo dadkan u noqdaan waar nabad galyada ha la ilaaliyo , hufnaanta tartankana ha la ilaaliyo , xisbiyadu si aan qurux badneen ayaa mar la eego saxaafada qaabka hada ay u socdaan mid umada raali galin karaya ma aha ” ayuu yidhi muj Cabdiraxaan Aw Cali Faarax .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews