Musharax Cabdiraxmaan Cirro Xarunta Guud Oo Xisbiga Waddani Ku Qaabilay Wefti Ka Socda Barlamaanka Dalka Sweden Iyo Nuxur Uu Daaranaa Kullan Dhexmaray + Sawirro
December 26, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ahna Musharax Madaxweyne ee Xisbiga
Mucaaradka ah ee WADDNI Dr C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro ayaa Xarunta guud ee Xisbiga WADDANI ee magaalada Hargeysa ku qaabilay wefti culus oo ka socda baarlamaanka dalka iswiidhan, kuwaas oo uu hoggaaminayo. Mr.Arhe Ahmed-naga oo ka tirsan barlamaanka dalkaasi.
