berberatoday.com
Telefiishan Laga Baxoo Xummaha Faafiya, Hctv Farxan-baa Iska leh, Hctv Hunguriba iska leh, Dilaal Weeye’ oo Mashruuc-buu Doonaya, Danyarta ayuu u daran-yahoo Dibin-daabyo ayuu nagu hayaa ee Allow Naga Qabo… W/Q Hodan Maxamed Cali
December 26, 2016 - Written by Berbera Today

farxaanTelefiishan Laga Baxoo Xummaha Faafiya, Hctv Farxan-baa Iska leh, Hctv Hunguriba iska leh, Dilaal Weeye’ oo Mashruuc-buu Doonaya, Danyarta ayuu u daran-yahoo Dibin-daabyo ayuu nagu hayaa ee Allow Naga Qabo… W/Q Hodan Maxamed Cali

Hees Cusub oo loo tiriyey Telefiishanka Hctv. Ereyadda Heestan ayaa u dhigan sidan.
“Telefiishan lagu Caytamiyo, mid Umadda ka Caagantoo, Calamo kasoo Iftoo, Cayda ku Ceeshiyo, Hctv Farxaan-baa Iska leh, Hctv Hunguribaa Iska leh ee Bulshooy ha daawan.
Telefiishan laga bixiyo, mid beenta lagu faafiyo, bulshadana qodax kala dhex dhiga Hctv Farxan-baa Iska leh, Hctv Hunguriba Iska leh ee Bulshooy ha daawan.
Dacaayadaha Faafay ee Dunida wada gaadhayee Xasidku faafiyiyo, Hctv Farxan-baa Iska leh, Hctv Hunguriba Iska leh ee Bulshooy ha daawan.
Telefiishan aan Abal lahaynoo, Birima-geydada aqoon, oo beenta ku Caan bixiyo, calooshii u shaqeystaha xummaha wada, Hctv Farxan-baa Iska leh, Hctv Hunguriba Iska leh ee Bulshooy ha daawan.
Telefiishan Bulshada lagu dilaaliyo, mid danyarta lagu cawaro, Hctv-baa ku caana’oo Mushruucbuu ku raadiya, Magaca Saxaafaddee Hctv Farxan-baa Iska leh, Hctv Hunguriba Iska leh.
Rabbi-baa ka Hiilinoo hawada ka saarayee, Allow, allow adaa daayin’e naga qabow Dhaqan lawaha Xummaha Faafiye Hctv Farxan-baa Iska leh, Hctv Hunguriba Iska leh.
W/ Q
Hodan Maxamed Cali
Hargeysa/Somaliland
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews