berberatoday.com
Nin Ku Qadhaabta Magaca Gudoomiyaha Kulmiye ee Finland oo Dhabarka Ka Wareemaya Muuse Biixi ,Cidda Ka Danbaysa Iyo Cayda Masuuliyiinta Dawlada
December 27, 2016 - Written by Berbera Today
Waa kuma ninka ka danbeeya Aflagaadada iyo Cayda Warbaahinta Internetka ee looga Been Abuuranayo Wasiirada Xukuumada iyo Sababta ka danbaysa In Lagu Xagxagto Masuuliyiinta Qaranka iyo Madaxda ku Haminaya Hagaajinta Himilada Umada iyo Mustaqbalka Dalka
Ugu horeyn waxaan Warbixintan Si Qoto dheer uga Hadli doonaa Shaqsiyada Liidata ee Nin Sheegta inuu Yahay siyaasi laguna Magcaabo Axmed Khaliif Loona Yaqaano (Axmed Ergo)
Hadaba Waxaa aynu Dul istaagi Doonaa Shaqsiyada Ninkaasi inagoo Dul mari doona Xaqiiqda Noloshiisa iyo Gedgedoonka Waayaha Dunida ee uu soo maray tan iyo intii uu iskii isugu Cimaamaday Xil aan Loo Igman oo uu Sheegto Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Dalka Finland Walow uu Hadana Ku Haminayo Inay Waalidu La Gasho Gudoomiyaha Jaaliyada Yurub ee Xisbiga Kulmiye Si uu Ugu Maxaafsado Taasi oo aanu Hogaanka Xisbigu Kaba Warqabin
Magaciisu Waa Axmed Ergo wuxuu Kula Baxayna Waynu Sheegi Doonaa Balse wuxuu ku dhashay Deegaanka loo yaqaan Caloola oo ka tirsan Dhulka Soomaalida ee ay Xukunto Itoobiya,waxaana ay Ehelkiisu Noo Sheegeen Sababta Magaca ERGO ugu baxay inay Salka ku Hayso Khilaaf Soo Noqnoqday oo u Dhexeeya Labadiisa Waalid Kaasi oo Sababay In Ergo BAdan loo Galo sidii la Isugu Soo Celin Lahaa iyadoo Markii 10aad ee ergo ahaan Islaanta iyo Odayga dhalay La isugu Celiyay ay Sababtay Ileen Waa Meel Alle wax KA wade inuu Ku Calool Galo Axmed oo Hada loo Yaqaan ERGO
Si kastaba Ha ahaatee Khilaafkii Muusan noqon mid Istaaga waxaana uu Taagnaa oo u dhexeeyey labadiisa Waalid Tan iyo Sagaalkii Bilood ee uu Caloosha ku jiray,Nasiib darona waxaa labadisa Waalid ay kaal Tageen Isagoon weli Ifka Imaan waxaana Markii uu dhashay loo bixiyay Axmed Ergo waayo Ergo ayuu ku calool galay kuna Dhashay
Intaa ka dib Axmed Ergo waxaa uu La qabatimay Khilaafkii iyo Murankii uu Caloosha kula falgalay waxaana uu noqday nin dhalinyaro ah oo Xaalado badani kusoo Fataheen waxaana La jiiniskiisa la Falgashay Xayraanimo Baahsan oo la socotay Dhalashadiisa maadaama aanay waalidkii dib isugu soo Laaban waxaa uu noqday mid Xaafadooda ka tilmaaman oo aad u Firfircoon wuuna Qaangaadhay Wuxuuna Kirishboo ka noqday Gaadhi Xaajiyad ah si uu Noloshiisa u Dabaro,Wuxuuna Bilaabay Haasaawihii Nololeed isagoo ay gabadh is barteen Balse markiiba waa ay Kala Boodeen iyagoon is guursan Waana uu ka noqon kari waayay Sababo Jira Aawadeed Waxaana markii danbe la isla gartay in la isku meheriyo sidaasna Ilmo ayay ugu dhashay balse Hadana Isbedel kale ayaa MArkiiba Yimi Iyadoo la is furay Marlabaad waxaa dhacday Arinkii hore mid la mid ah Waxaana sidii oo kale gabadh loogu Meheriyay Balse Gabadhii Labaad Wuu Xumeeyey Waxaana ay u Geeriyootay Ciil iyo Cadho uu Baday Maadaama uu Ku Dano gaadhay Axmed Ergo Gabadhaasi Iyadoo Qoyskii Gabadha Dhalay Ay Wax ka Saareen Dhimashada gabadhooda
Ugu danbayn waxaa uu Guursaday gabadh reer Holand ah oo aanay Aqoon ahaan is aqoon Gabadha oo aan weligeed Arag waxaa uu Axmed Kula Haasaaway Sawir aan kiisa Ahayn dabeeto gabadhii way soo duushay dalka Markay timina waa ay aragtay Axmed Ergo waxaana ay Ka codsatay inuu Aayar iska fasaxo intaanay dacwayn Nasiib wanaag Si degdeg ah Ayuu u Siiyay Waxaana uu Ka codsaday inay waxoogaa Kharash ah u celiso Maadaama uu dayn U galay iyada darted waana ay ka aqbashay waxaana ay siisay waxoogaa xaqal shah ah
Intaa Kadib Ileen Waa nin Denbiyo Galaye waxaa xidhiidh kale dhex maray gabadh reer Sweden ah iyadoo sidii kuwii Hore oo kale loogu Meheriyay waxaana la sheegay inuu 3 habeen ku kala tageen waxaana ay u dhashay Gabadh
Ugu danbayntii Waxaa uu Xidhiidh dhex maray Gabadh Reer Finland ah taasi oo iyaduna aan aqoon u lahayn Axmed Ergo waxaana ay Noqonaysaa Gabadhii shanaad si uu Nolosha Meel ugla qabsadona waxaa uu Axmed Goaan ku gaadhay inaanu Gurigiisa Tegin Habeenkii maalin MooyeeHadaanu sidaa yeelina ma heshiinayaan sidaasi ayuuna dan mooday oo uu Hada ku degan Yahay Dalka Finland
Axmed Ergo waa shaqsi ay Dadka yaqaanaa Amase Ehelkiisu kuu sheegayaan Inaanu Deganayn MAskax ahaana Fayoobayn isla Markaana xaaladiisa Caafimaad ay Liidato wuxuuna qaataa dawooyin badan oo dhinaca dhimirka ah iyo Daawooyin Kale
Axmed Ergo Inta Badan Wuxuu isku Yaqaanaa Siyaasi Balse Maaha Waana nin Bug iyo been isku dhaafiya Xaaladaha adage e soo Waajaha waana nin aan Habayaraatee aan lahayn Wax Kalsooni ah Waana nin Jirjiroole ah oo Saacadba Nooc Ah Wuxuuna Beenta u Haystaa Xirfad iyo Raganimo wuxuuna Inta badan Sawiro La Galaa dad aanay is garanayn Waana Nin Hadaad Agfadhiisato aad Dhibsanaysid Xanuuno uu Qabo Darteed Laga Yaabee inay Sanbabadiisu Hoos u Jeedaan
Waxaa uu Siyaasada kasoo galay Xisbiga Wadani isagoo sheegan jiray Gudoomiyaha Finland ee xisbiga Wadani wuxuuna sawiro lasoo geli jiray Garabka Cabdiraxmaan Cirro Isagoo mudo ka dib ku dhawaaqay inuu iska casilay Xilkii uu ka Hayay Xisbiga Wadani wuxuuna sheegay inuu Kulmiye ku biiray waxaana Hubaal ah inuu Xisbigiisa Wadani u BAsaaso Xogta Xisbiga Kulmiyena u Gudbiyo isagoo been u sheego Dhalinyaro Badan oo reer Gabiley ah kuwaasi oo Ogaaday inaanay Xaaladiisa caafimaad Wanaagsanayn iyagoo Banaanka ka joogsaday
Hadaba Jaaliyada Sharafta leh ee reer Gabiley kuna sugan Dalkaasi Finland ayaa ugu danbayn Ninkaasi Warkiisa iyo Xogtiisaba Helay waxaana uu ka codsaday inay u doortaan Gudoomiyaha Kulmiye ee Dalka Finland Balse NAsiib Wanaag iminka Waqti xaadirkan Waxaa ay Fahmeen iyaga Laftoodu waxaana ay bilaabeen inay Ka tashadaan Isaguna wuxuu ba doonayaa inuu noqdo Gudoomiyaha Qaarada Yurub ee Xisbiga Kulmiye si uu Lacago uga Urursado Shacabka Somaliland isagoo Ku Maxaafsanaya Magacooda iyo Sharaftooda
Waxyaabaha La yaabka leh ee Aan kusoo Gunaanadayno warbixinteena Waxaa ka mid ah In Axmed ergo oo halkaas Taagan uu hadana maalin iyo Habeen Aflagaado iyo Ceebayn Warbaahinta ku Baahiyo Gaar ahaana Website uu Leeyahay Wiil Xashiishadoole ah oo ay Wada Joogaan Dalka Finland ee KArinnews
Wuxuu Axmed Ergo Aflagaadeeyaa Markasta Wasiirada uu Gurigiisa Wax ka cuno kuna soo dego marka uu Dalka yimaado,isagoo ku Aflagaadaynaya Wuu Guur badan Yahay Waxaana uu doonayay Inuu Sidiisa oo Kale Hadba gabadh aan xalaal ahayn Hotel La seexdo
Waxaa Ceeb iyo Fadeexad ah Qof sheeganaya Xisbiga Kulmiye Iyadoo aan Lahayn Digreeto uu ku Magcaabay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye uu HAdana Xagxagto MAsuuliyiintii ay Xisbiga ku Wada Jireen Taasina Waxaa Ay Cadayn u Tahay inuu Dhabarka Ka Wareemayo Xisbiga Kulmiye oo aanu Mabda Lahayn Kana Tirsan Yahay Weli Xisbigiisii Wadani,Hinaasuhuna Maaha inuu Raga Meelahaas oo kale la galo Umana eka Axmed Ergo inuu Raganimo Leeyahay balse Waa Naag Hinaastay Oo Boos Nin Joogo Mooyee aan Meel kale Doonan Aqoon
Maxamed Aadan Dirir
Hargeysa/Somaliland
COMMENTS
|