berberatoday.com
Akhriso Nooca Ay Tahay Baroor Diiq Maanta Ka Bilaabatey Dalka Ruushka
December 27, 2016 - Written by Berbera Today

Russia(Berberatoday.com)-Wadanka Ruushka ayaa waxaa maanta ka billaabatay baroor diiq qaran oo lagu xusayo 92-dii qof ee dhintay ee isugu jiray rakaabka iyo howlwadeenada diyaaradii milateriga ee Axaddii ku dhacday Badda Madow xilli ay ku sii jeedday waddanka Suuriya.

Image may contain: 1 person, flower and plant

 

 

Ruushka ayaa sheegaya in la soo saaray maydadka 10 qof oo ka mid ahaa dadkii ay diyaaraddu la dhacday.

Wasiirka gaadiidka ee dalka Ruushka, Maxim Sokolov, ayaa sheegay in khalad uu sameeyaay duuliyaha iyo cilad dhinaca farsadmaa ah oo ku timid diyaaradda ay sababa u ahaayeen burburka.

Diyaarad ciidan oo Ruushku leeyahay oo siday 92 qof oo burburtay

Waxaa Badda Madow ka socdo dadaallo lagu baadigoobaya maydadka dadkii saaranaa diyaardaasi.

Diyaarddan ayaa burburtay wax yar uun ka dib markii ay ka duushay magaalo xeebeedka Sochi ee dalka Ruushka.

Wasaaradda difaaca waxay sheegtay in diyaaradda oo nooceedu ahaa Tu-154 ay siday kooxda ugu sarreysa Muustikada ee ciidammadda Ruushka ee lagu magacaabo Alexandrov iyo wariyeyaaal.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews