berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga KULMIYE Ahna Gudoomiyaha Xisbigaas Muuse Biixi Cabdi Oo Lacag 40,000$ Ku Wareejiyay Gudida Abaaraha Gobolada Bari Somaliland Iyo Baaq Uu Udiray Bulshada Somaliland
December 27, 2016 - Written by Berbera Today

gudoomiye-muuse-biixiBurco(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ahna murrashaxa jagada madaxweynenimo ee xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kulan isxogwaraysi ah la yeeshay guddiga heer gobol ee abaaraha , kuwaasi oo ka xog waramay xaaladaha Abaaraha ee gobolka Togdheer iyo guud ahaanba deegaanada hoos yimaada. Kulankani oo muhiimadiisu ahayd xog ogaal u noqoshada xaalada abaaraheed ee kasii daraysa ayaa waxaa Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md Muuse biixi Cabdi ku wehelinayay ,Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, maareeyihii hore ee dekeda Berbera Eng. Cali Cumar Xoorxoor, iyo madaxda Heer gobol iyo heer degmo ee Gobolka Togdheer. Maayirka magaalada Burco Maxamed Yuusuf Muraad ayaa ka hadlay Goobaha dadku ku ururay iyo deegaanada wakhtigan loo baahan yahay in si deg deg ah loogu gurmado , iyaddoo sidoo kale Warbixino laga dhigaystay Guddiga Abaaraha ee gobolka Togdheer. Wasiirka madaxtooyada Somaliland Md Maxamud Xaashi Cabdi ayaa sheegay inay kasii dartay Abaartu iska markaasna loo baahan yahay in bulshadu isu damqato , Wasiir Maxamuud Xaashi waxa uu sheegay in la qorsheeyay in dadka abaaruhu saameeyeen loo gurmado sidoo kale la diyaariyonayo qorshe deg deg ah oo loogu meelaynayo dadka xooluhu ka dhamaadeen. Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md Muuse Biixi Cabdi ayaa ka dayriyay Xaaladaha ay ku sugan yihiin dadka Xoolo dhaqatada ah ee Reer Somaliland waxaanna uu sidoo kale sheegay in bulshada magaalada oo ku tiirsan nolosha miyigu ay u gurmadaan dadka tabaalaysan ee abaartu ku dhufatay “ Nolosheena magaaladdu waxay ku xidhan tahay miyiga sidan la ahaan maayo hadii nolosha miyigu sidan kusii socoto , Xukumadu dedaal bay wadaa aniguna ka xisbi ahaan maanta waxaanu guddiga abaaraha ku Wareejinaynaa Afartan kun (40,000$) oo dollar” ayuu kusoo gabagabeeyay Guddoomiye Md Muuse Biixi Cabdi hadalkiisa.land

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews