berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Xoghaye Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo Is Casilay , Magaciisa Iyo Mansabka Uu Xisbigaasi Ka Hayey
December 27, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayihii Khayraadka dabiiciga ah ee xisbiga ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani

 Axmed Cabdi Cilmi Barre oo maanta warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu shaaciyey in uu xilkaasi iska casilay .

Siyaasigan ayaa waaa uu sheegay in xisbiga Waddani u iska casilay sababo u gaar ah isla markaana aanay jirin cid u gacan haadisay

“Aniga oo ah xoghayaha  khayraad dabiiciga ah ee xisbiga Waddani , golihiisa dhexe ku jira , gudida fulintana  ku jira waxan halkan ka cadeynayaa in aan xilkaasi iska casilay” ayuu yidhi 

 

 

Sidoo kale waxaa uu sheegay siyaasiygani in aanay suurto gal ahayn in ay  doorasho dalka ka dhacdo hadii ay aabaaruhu sii dabo dheeradan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews