Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Xilal U Magacaabay Masuuliyiin Cusub Oo Ka Tirsan Xisbigiisa
December 27, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa (BGM) Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ahna Musharaxa Madaxweynaha Xisbiugaasi Muuse Biixi Cabdi ayaa xilal u magacaabay masuuliyiin Gobolka Togdheer ka hawl gali doona sida lagu sheegay war-saxafadeed nuqul kamid ahi soo gaadhay Xarunta Baligubadlemedia ee Hargeysa, kaas oo u dhignaa sidan.
DIGREETO
