berberatoday.com
Maareyihii Hore Ee Dekeda Berbera Eng, Cali Xoor Xoor Oo La Filayo In Loo Magacaabo Gudoomiyaha Kaabeynka Doorashada Madaxtooyada Ee Xisbil Xaakimka Kulmiye
December 27, 2016 - Written by Berbera Today

Cali Cumar XoorxorHargeysa(Berberatoday.com)-Mareeyihii Hore Ee Dekadda Berbera Eng.Cali Xoor Xoor Ayaa Lagu Wadaa inuu noqdo Gudoomiyaha Kaambeynka Xisbiga Kulmiye Ee Ololaha Doorashada Madaxtooyada Somaliland , Cali Xoorxoor Oo mudooyinkii u dambeeyey ku maqnaa Safar Dalka Dibadiisa ayaa Si La Filaan ah loogu Dhex Arkay Safarka Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye uu Ku Joogo Gobolka Togdheer waxaana Xoggo Qarsoon Oo shabakada Berberatoday Ay heshay ay Tibaxayaan in Gudoomiye Muuse Biixi Kulano uu Hargeysa ku la qaatey Cali Xoorxoor uu Ku Qanciyey in Uu barbar istaago kalana qeyb galo Dhismaha murashaxnimadiisa Ee Kursiga Madaxweyne Ee Somaliland, kadib Markii uu Muddo Badan Cali Xoorxoor uu Ka War wareegayay inuu Xilkaas qabto Waxaa uu qaatay ama ku qancay inuu la Shaqeeyo Muuse Biixi Cabdi Islamarkaasina Waxa uu ka Aqbaley Inuu u Raaco Safarka Muuse Biixi uu Ku Tagey Gobolada Bariga Somaliland.
Cali Xoorxoor Oo ah Siyaasi Ruugcadaa ah Oo Ku Xeeldheer Hawlaha Kambeynka Siyaasada Somaliland Sidoo kalena Misaan culus ku leh Bulshada Somaliland ayaa haddii uu Ku Qanco Xilka Guddomiyaha Kulmiye usoo bandhigey Waxa uu wax badan ka tari doonaa Siyaasada Xisbiga Kulmiye Waxaanu usoo hoyn karaa Codad Badan Marka loo Eego Sumcadda iyo Karaamada Ay Bulshada Somaliland u hayso 

Ma jiro ilaa hada war rasmiya oo kasoo baxay magacaabid Masuulkan balse waxa warar hoose sheegayaan in dhawaan xilkaasi loo cumaamadi doono Eng. Cali Xoor Xoor.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews