berberatoday.com
Wafti Uu Hogaaminayo Gudoomiye Musharax Muuse Biixi Cabdi Oo Uu Kamid Yahay Maareyihii Hore Ee Dekeda Berbera Eng. Cali Xoorxor Oo Burco Socdaal Kujooga Iyo Ujeedada Socdaalkooda
December 27, 2016 - Written by Berbera Today

muuse-xoorHargeysa(Berberatoday.com)-Murashaxa xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi,wasiiro ka tirsan xukuumadda madaxwayne Siilaanyo iyo waliba maareeyihii hore ee dekeda magaalada Berbera Eng Cali Xoor-xoor  iyo sidoo kale Wiilka uu Madaxweyne Siilanyo Sodog uyahay ee Wakiilka Somaliland ee dalka Isutaga imiraatka ah Baashe Cawil ayaa xalay xilli danbe guure ku galay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

morkaaa

Socdaalka waftigan oo aan hore loo shaacin ayaa wararku sheegayaan in shalay casar liiqii ay ka amba baxeen magaalada Hargeysa iyaga oo u jihaystay magaalada Burco.

Murashax Muuse Biixi ayaa waxa socdaalkiisan ku wahelinaya wasiirka wasaaradda madaxtooyada somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi,agaasimayaal iyo waliba maareeyihii  hore ee dekeda magaalada Berbera ee uu madaxwayne Siilaanyo xilka qaaday Eng Cali Xoor-xoor.

Ujeedada ay waftigan xalay guurada ugu galeen magaalada Burco ayaa ah sida naloo sheegay ka qayb galka xaflad soo dhawayn ah oo xisbiga KULMIYE u samaynayo beesha Cimraan ee bariga magaalada Burco.

 

xaajiga

ramkaaa

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews