berberatoday.com
Dallada Dhalinyarada Somaliland Ee SONYO Oo Dooratey Guddoomye Cusub , Gobalka Uu Ka Soo Jeedo Iyo Codadka Uu Helay .
December 28, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Dallada dhalinyarada Somaliland Ee SONYO ayaa waxaa ay maanta doorteen

Gudoomiyihii sideed ee daladaasi ka dib markii labadii cisho ee ugu danbeeyey uu shir uga socdey ergooyinka dalladan hotel Ambasadoor ee magaalada Hargeysa .

Gudoomiyaha cusub ee dalladan ayaa loo doortey in uu noqdo Cabdicasiis Siciid Salaax waxaana la tartamey Musharax Cabdicasiis Xirsi Warsame balse markii danbe u tanaasulay .

 

Dhamaan ergooyinka ka kala yimid gobalada dalka ayaa waxaa ay cod duudub ah ku doorteen guddomiyahan cusub Cabdicasiis Siciid Saalax oo isagu  ka soo jeeda gobalka Saaxil waxaana uu noqdey guddomiyaha sideedad ee dallada SONYO yeelato

 

 

Sawirka Guddomiyaha Cusub Ee Dallada SONYO

Image may contain: 1 person, standing

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews