berberatoday.com
Fanaanka Caanka Ah Ee Lagu Magacaabo Akon Oo Ku Caawiyay $ 1 Billion Dadka Saboolka Ah Ee Afrika Si Loogu Horumariyo
December 28, 2016 - Written by Berbera Today

Washington(Berberatoday.com)-Fanaanka caanka ee Afrikan Americanka loo yaqaano Akon ayaa shaaca ka qaaday in uu uruuriyay lacag dhan 1 bilyan oo doolar si loogu maalgaliyo mashaariicda Afrika.

akon

Isagoo la hadlayay saxaafada ayuu sheegay in aysan hawl fudud aheen inuu la yimaado lacagta intaas dhan, ee hal bilyan oo dollar ee ugu horeysay. Waxa uu intaa raaciyay in Afrika inay baahi wayn u qabaan waxyaabaha aasaasiga ah sida biyaha iyo korontada la qaadi karo

Akon ayaa sheegay in jecelka uu u qabay, raaxada ay is dhimtay markii uu ogaaday baahida horumarinta ee qaarada saboolka ah ee Africa.

Sanadii 2015, fanaanka oo magaciisa dhabta ah uu yahay Aliaune Damala Bouga, oo masraxa looga yaqaano Akon, ayaa daah-furay mashruuca weyn ee solar korontada-qoraxda oo loogu talagalay bixinta korontada si ay uga faa’iidaystaan qaar ka mid ah 600 million oo Afrikan ah.

Dadaalka ugu horeyo ayaa diirada lagu saarayaa bulshooyinka reer miyiga ah oo aan haysan adeega korontada iyo sidoo kale in la helo habab lagu yareeyn karo kharashka korontada si ay u awoodaan dadka..

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews